Cybersecurity Careers: Halkee ayay tahay inaad ka bilowdo barashada Xirfaddaan?
Cybersecurity waa mid ka mid ah xirfadaha ugu kobaca badan dunida maanta. Haddii aad rabto xirfad mustaqbal leh oo baahi weyn loo qabo, fahamka meesha saxda ah ee laga bilaabayo ayaa ah tallaabada ugu muhiimsan.